Wararka Soomaalida

Kornel Faay Cali iyo saygeeda oo ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Koronel Faadumo Cali Raage iyo saygeeda Bashiir geesay ayaa maanta ku geeriyooday Qaraxii ka dhscay Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere. Qaraxaas ayaa waxaa kaloo la sheegay inay ku dhinteen askar ka mid ahayd Ciidanka Dowladda Soomaaliya. Qaraxan ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyey. Koronel Faadumo Cali Raage ayaa waxaa la sheegay […]

Published

on

Koronel Faadumo Cali Raage iyo saygeeda Bashiir geesay ayaa maanta ku geeriyooday Qaraxii ka dhscay Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere.

Qaraxaas ayaa waxaa kaloo la sheegay inay ku dhinteen askar ka mid ahayd Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Qaraxan ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyey.

Koronel Faadumo Cali Raage ayaa waxaa la sheegay inay ku jirtay waqtiga Umusha oo dhowaan umushay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version