Wararka Soomaalida

Lafta gareen oo kulan la qaatay Safiirka QATAR ee Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kula kulmay Safiirka Dowladda QATAR u fadhiya Soomaaliya Xasan Binu Xamsa iyagoo ka wada hadlay arimaha dhaqaalaha iyo amaanka ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed. “Maanta waxaan la kulmay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Xassan Binu Xamza, waxaana ka wada […]

Published

on

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kula kulmay Safiirka Dowladda QATAR u fadhiya Soomaaliya Xasan Binu Xamsa iyagoo ka wada hadlay arimaha dhaqaalaha iyo amaanka ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

“Maanta waxaan la kulmay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Xassan Binu Xamza, waxaana ka wada hadalnay sidii loo dardargelin lahaa mashaariicda ay dowladda Qatar ka fulinaysa deegaanada KG & sidoo kale Gacan wayn ooga gaysan lahayd Caafimaadka iyo waxbarashada”

Safiirada ajaanibka ah ee wadamada caalamka ufadhiya Soomaliya ayaa untabadan ka dhax shaqeeya Maamulada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version