Wararka Soomaalida

Liiska Odayaasha soo xulaya Baarlamanka Jubbaland oo la soo bandhigay(Akhriso)

Gudiga doorashada iyo xuduudaha Maamulka Jubnaland ayaa caawa soo bandhigay Liis ay ku qoran yihiin Odayaasha soo xulaya Golaha Baarlamanka cusub ee Maamulka Jubbaland iyo qabiilada ay ka soo kala jeedaan Odayaashaasi. Odayaashan oo tiradooda gaaraysa 135 Oday dhaqameed ayaa waxaa lagu shaaciyay inay yihiin Odayaasha soo xulaya Baarlamanka cusub ee maamulka Jubbaland kuwaasoo markii […]

Published

on

Gudiga doorashada iyo xuduudaha Maamulka Jubnaland ayaa caawa soo bandhigay Liis ay ku qoran yihiin Odayaasha soo xulaya Golaha Baarlamanka cusub ee Maamulka Jubbaland iyo qabiilada ay ka soo kala jeedaan Odayaashaasi.

Odayaashan oo tiradooda gaaraysa 135 Oday dhaqameed ayaa waxaa lagu shaaciyay inay yihiin Odayaasha soo xulaya Baarlamanka cusub ee maamulka Jubbaland kuwaasoo markii la soo dhameeyo Liiskooda dib udooran doona Madaxweynaha cusub ee Shanta sano ee soo socota xukumi doona Jubbaland.

Hoos ka akhri Magacyada Odayaasha iyo reeraha ay matalaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version