Wararka Soomaalida

Maamulka Gobolka Banaadir oo Bur buriyey dhismiyaal Sharcidaro ah Daawo Sawirada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Saaka ku jarmaaday bur burinta dhismiyaal sisharci daro ah looga dhisay waaxda October ee Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Gawaarida loo adeegsado duminta dhismiyaasha ayaa Saaka bur Burundi ku bilaabay dhismiyaasha ku yaallay Waaxda October ee Degmada Waaberi ka dib amar ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda ENG […]

Published

on

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Saaka ku jarmaaday bur burinta dhismiyaal sisharci daro ah looga dhisay waaxda October ee Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho.

Gawaarida loo adeegsado duminta dhismiyaasha ayaa Saaka bur Burundi ku bilaabay dhismiyaasha ku yaallay Waaxda October ee Degmada Waaberi ka dib amar ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda ENG Cabdiracmaan Cumar Cismaan.

Dhamaan dhismiyaashaas ayaa dhulka la dhigay wuxuuna Duqa Muqdisho uu udiray Shacabka Muqdisho in ay ka waantiibaan falalka caynkaan oo kale ah.

Goobta bur burinta ka socotay waxaa ku sugnaa Godoomiye Yariisow iyo ku xigeenadiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version