Wararka Soomaalida
Maamulka Jubbaland oo amar Deg-Deg ah Soo saaray Akhriso
War-Saxaafadeed galabta ka soo baxay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Maamulka Jubbaland ayaa waxaa amar Deg-Deg ah la duldhigay in ay ka guuraan Qoysaska Guriyaha Dowladda hoose ee Kismaayo ku yaalla degan 24 Saac gudahood. Waxaa loo xil saaray Gudi hubiya in amarka Wasaaradda uu dhaqangalay iyo inkale haddii loo hogaansami waayo waxaa loogu […]
War-Saxaafadeed galabta ka soo baxay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Maamulka Jubbaland ayaa waxaa amar Deg-Deg ah la duldhigay in ay ka guuraan Qoysaska Guriyaha Dowladda hoose ee Kismaayo ku yaalla degan 24 Saac gudahood.
Waxaa loo xil saaray Gudi hubiya in amarka Wasaaradda uu dhaqangalay iyo inkale haddii loo hogaansami waayo waxaa loogu goodiyey Qoyasaska amarka uu ku wajahan yahay in laga qaadayo tulaabo waafaqsan sharciga.