Wararka Soomaalida
Madaxweynaha dalka oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu Magaalada Asmara kula soo yeeshay dhigiisa dalkaas Isaias Afwerki wuxuu Madaxweynuhu ka hor socdaalkiisa Asmara u ka yimid Magaalada Qaahira oo uga qeybgalay Shirkii looga hadlayey rabashadaha ka dhacaya dalka Sudan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Madaxweynaha Dallas Eritrea Isaias […]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu Magaalada Asmara kula soo yeeshay dhigiisa dalkaas Isaias Afwerki wuxuu Madaxweynuhu ka hor socdaalkiisa Asmara u ka yimid Magaalada Qaahira oo uga qeybgalay Shirkii looga hadlayey rabashadaha ka dhacaya dalka Sudan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Madaxweynaha Dallas Eritrea Isaias Afwerki waxay Magaalada Asmara ku soo qaadaa dhigeen artimo ka dhaxeeya labada Madaxweyne.