Wararka Soomaalida
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka hadlay dhibaatooyinka haysta
Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in muddo halsano ah cabsi awgeed u,umaan waayay Gurugiisa oo ku yaala Magaalada Muqdisho ka dib markii siyaasadda ay isku qabteen Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya. Xaaf ayaa sidoo kale sheegay in Magaalada Cadaado si lamid ah Muqdisho utigi waayay isqabashada Dowladda Soomaaliya ka dib markii Ciidamo […]

Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in muddo halsano ah cabsi awgeed u,umaan waayay Gurugiisa oo ku yaala Magaalada Muqdisho ka dib markii siyaasadda ay isku qabteen Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya.
Xaaf ayaa sidoo kale sheegay in Magaalada Cadaado si lamid ah Muqdisho utigi waayay isqabashada Dowladda Soomaaliya ka dib markii Ciidamo ka amar qaata Dowladda ay gaysay halkaas.
Axmed Ducaale ayaa ku goodiyay in hormarinta Maamulka Galmudug oo ka shaqaynayo hadda wixii ka dambeeya cidii isku dayda carqaladaynta Maamulka uu Madaxweynaha ka yahana ay iska difaacayaan sidoo kale ay dhisayaan Ciidan xoog leh.