Wararka Soomaalida
Madaxweynaha Soomaaliya oo beri ku wajahan Magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mamaamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan maxamed ayaa maalinta beri ah uwada duuli doonaan Magaalada Baydhabo. Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta gareen ayaa waxaa uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho waxaana maalinta beri ah asaga iyo Madaxweynaha isku raaci doonaan Magaalada Baydhabo. ujeedka ayaa waxaa uu yahay […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mamaamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan maxamed ayaa maalinta beri ah uwada duuli doonaan Magaalada Baydhabo.
Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta gareen ayaa waxaa uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho waxaana maalinta beri ah asaga iyo Madaxweynaha isku raaci doonaan Magaalada Baydhabo.
ujeedka ayaa waxaa uu yahay in Madaxweynaha uu ka qeebgalo Caleema-saarka lafta gareen oo maalinta beri ah ku beegan 15 01-2019 January.
waxaa sidoo kale Caleemara saarkaas ka qeeb galaya Wakiilada beesha caalamka.