Wararka Soomaalida

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Eritrea

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ka dib markii ay ka soo laabteen shir madaxeedkii Midowga Africa ee ka dhacay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Asmara ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Eritrea Isias Afewerki. Maxamed […]

Published

on

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ka dib markii ay ka soo laabteen shir madaxeedkii Midowga Africa ee ka dhacay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Asmara ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Eritrea Isias Afewerki.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo safarkan hadda ay ku joogaan Asmara ma,ahayn mid laga war qabay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version