Wararka Soomaalida
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweyn balaaran loogu sameeyey Qaahira+sawiro
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Qaahira waxaa ku soo dhaweeyey mas,uuliyiin ka tirsan dowladda Masar waxaana la dejiyey hotel gaar ah. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb […]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Qaahira waxaa ku soo dhaweeyey mas,uuliyiin ka tirsan dowladda Masar waxaana la dejiyey hotel gaar ah.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb galaya shir ay iskuuga imaanayaan Madaxda Africa.
Gudoomiyaha ururka Midowga Africa oo hadda ah Madaxweynaha dalka Masar Cabdul Fataax Al sisi ayaa iskuuga yeeray Madaxda Africa gaar ahaan Wadamada Dariska la ah Sudan IGAD iyo sidoo kale Koonfur Africa.
Waxaana laga hadlaya xaalada Sudan.