Wararka Soomaalida
Madaxweyne Deni oo Isimada Puntland kulan la qaatay Daawo Sawirada
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Maxamed Deni ayaa maanta qado Sharaf usameeyey Isimada Puntland. Waxaa ka qeybgalay dhamaan Isimada,Saraakiisha iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Maamulkaas. Waxaa ku weheliyey Madaxweyne Deni ku xigeenkiisa Karaash waxaana loogu Golahaa isbarasho iyo dhaqan galinta Wadashaqeyneed. Odayaasha ayaa ubalan qaaday Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Cusub in si hufnaan […]
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Maxamed Deni ayaa maanta qado Sharaf usameeyey Isimada Puntland.
Waxaa ka qeybgalay dhamaan Isimada,Saraakiisha iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Maamulkaas.
Waxaa ku weheliyey Madaxweyne Deni ku xigeenkiisa Karaash waxaana loogu Golahaa isbarasho iyo dhaqan galinta Wadashaqeyneed.
Odayaasha ayaa ubalan qaaday Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Cusub in si hufnaan ah ay ula shaqaynayaan.