Wararka Soomaalida

Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Caasimadda Addis Ababa

Published

on

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa garoonka Bole International airport ku soo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha oo Itoobiya Abiy Axmed iyo qaar ka mid ah mas,uuliiyiinta dalka Itoobiya.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee gaaray dalka Ethoipia ayaa waxaan la ogayn waxa uu salka ku hayo iyadoo safarkan horay aan loo shaacin.

Safarkan ayaa wuxuu ku soo aadayaa iyadoo xaalada siyaasada Soomaaliya aad uqasan tahay

Trending

Exit mobile version