Wararka Soomaalida
Madaxweyne hore oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Madaxweynihii hore dalka koonfur afrika Thabu Mbeki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoo wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad uu ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee aadan Cadde. Thabu Mbeki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay soo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxayna la soo kulmeen madaxweynaha Kenya […]
Madaxweynihii hore dalka koonfur afrika Thabu Mbeki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoo wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad uu ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee aadan Cadde.
Thabu Mbeki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay soo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxayna la soo kulmeen madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata.
Wafdiga ayaa waxaa la filayaa in kulan la qaataan madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha waxaana wararka ay sheegayaan in ujeedka safarka wafdigan uu yahay dhax dhaxaadinta Soomaaliya iyo Kenya.