Wararka Soomaalida

Madaxweynihii hore Galmudug oo ka hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Cabdikariim Xuseen Guuleed Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa si kulul ucambaareeyay dadkii xalay lagu laayay Magaalada Gaalkacyobee xarunta Gobolka Mudug. Xalay ayaa gaalkacyo waxaa lagu dilay 9 qof oo ka soo jeeda deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed. “Waxaan canbaareynayaa dilalka foosha xun ee labada waji leh ee loogeysta dad gaaraya ilaa 10 qof ee caawa […]

Published

on

Cabdikariim Xuseen Guuleed Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa si kulul ucambaareeyay dadkii xalay lagu laayay Magaalada Gaalkacyobee xarunta Gobolka Mudug.

Xalay ayaa gaalkacyo waxaa lagu dilay 9 qof oo ka soo jeeda deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

“Waxaan canbaareynayaa dilalka foosha xun ee labada waji leh ee loogeysta dad gaaraya ilaa 10 qof ee caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo kuwaaas oo loo geystay dadka aan waxba galabsan”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version