Wararka Soomaalida

Mas’uul ka socday QM oo jeediyey Khudbaddii uga horaysay

Waxaa Khudbadda lagu bilaabay Shaqsi Wakiil ka ah QM waxaana uu jeediyey khudbad kooban wuxuuna khudbadiisa ku koobnayd hambalayada xaflada Caleema Saarka Deni iyo Karaash. Waxaa uu ku soo gaba gabeeyey in QM si dhab ah ula shaqaynayso Madaxda Puntland.

Published

on

Waxaa Khudbadda lagu bilaabay Shaqsi Wakiil ka ah QM waxaana uu jeediyey khudbad kooban wuxuuna khudbadiisa ku koobnayd hambalayada xaflada Caleema Saarka Deni iyo Karaash.

Waxaa uu ku soo gaba gabeeyey in QM si dhab ah ula shaqaynayso Madaxda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version