Wararka Soomaalida

Maxaabiis laga wareejiyay Xabsiga dhexe ee Muqdisho oo maanta loo wareejiyay Xabsi cusub+Sawiro

inkabadan 50 Maxaabiis ah oo muddo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa loo wareejiyay Xabsiga cusub ee dhowaan laga hirgaliyay dhinaca koonfureed ee Mgaalaada Muqdisho islamarkaana hoos yimaada Ciidanka Asluubta Soomalaiyeed. munaasabaddii lagu wareejinayay Maxaabiistaas ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,Xeer ilaalihaya guud ee […]

Published

on

inkabadan 50 Maxaabiis ah oo muddo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa loo wareejiyay Xabsiga cusub ee dhowaan laga hirgaliyay dhinaca koonfureed ee Mgaalaada Muqdisho islamarkaana hoos yimaada Ciidanka Asluubta Soomalaiyeed.

munaasabaddii lagu wareejinayay Maxaabiistaas ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,Xeer ilaalihaya guud ee Qaranka iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow waxayna sheegeen Mas`uuliyiintan in Maxaabiistan la dejin doono  qolal ka wanaagsan kuwii laga soo wareejiyay islamarkaana maxbuus walba qolkiisa loogu xiro doono Shaashad uu kala socdo arimaha Soomaaliya iyo caalamka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version