Wararka Soomaalida
Paul Kagame oo ka hadlay armaha Soomaaliya
Madaxwaynaha dalka Rwanda Paul Kagame yaa Shirka Qaramada Midoobay ee Sanadlahaha ah ee ka socda xarunta QM ee magaalada New York ee dalka Maraykanka Markii Masraxa soo istaagay wuxuu Amaan iyo bogaadin dusha kaga tuuray Madaxwayne Farmaajo isago yiri waxay indhahaygu qabteen Hogaamiyaha Afrika usoo baxay waxaan beesha Caalamka leeyahay waa Nabadoonka Afrika mudane Farmaajo.
Madaxwaynaha Rwada ayaa ilmeeyay isagoo Khudbadiisa intabadan kaga hadlay siduu Farmaajo Ugu soo baxay dalkii Soomaliya wuxuna Markale Baaq udiray beesha Caalamka iyo Xildibaanada Dalka Soomaliya iyo Shacabka Soomaliyeed.
Paul Kagame Madaxweynaha dalka Ruwanda ayaa Wuxuu yiri waxaad haysataan hogaamiye kii dunidan Ugu qaalisanaa u daaya mudo 30 Sano ah Hogaaminta dalka waxaan qirayaa in Soomaliya Barwaaqo iyo meel dunida celin doonin Gaari doonto Aadbaan u salaamaya saxiibkay Farmaajo guul iyo Gobano ayaan kuugu ogahay ayuu kusoo gaba Gabeeyay khudbadiisa Paul Kagame Madaxweynaha dalka Ruwanda.
Xigasho Universal TV.