Wararka Soomaalida

Paul Anthony fermosa oo lagu dilay Boosaaso

Madaxii shirkadda DPWORLD ee dekadda Boosaaso Paul Anthony Fermosa ayaa maanta kooxo hubaysan waxay ku dileen bartamaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee Maamulka Puntland sida aan wararku ku helnay. Paul Anthony fermosa xili uu marayey bartamaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa la sheegay in gasrigii uu saarnaa ay ku hor jareen Gaari ay wateen […]

Published

on

Madaxii shirkadda DPWORLD ee dekadda Boosaaso Paul Anthony Fermosa ayaa maanta kooxo hubaysan waxay ku dileen bartamaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee Maamulka Puntland sida aan wararku ku helnay.

Paul Anthony fermosa xili uu marayey bartamaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa la sheegay in gasrigii uu saarnaa ay ku hor jareen Gaari ay wateen dablayda dishay ka dibna ka baxsaday goobta markii ay dileen Paul Anthony fermosa.

Dilka Paul Anthony fermosa waxaa sheegtay Mas,uuliyadiisa kooxda Al shabaab, dhinaca kale waxaa si adag uga hadlay dilka Mas,uulkan Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version