Wararka Soomaalida

Puntland oo war ka soo saartay Soomaaliland

War saxaafadeed maanta ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa looga hadlay Ciidamada farahabadan ee maalmahan lahadal hayey in Maamulka Soomaaliland ay ku aruurinayaan deegaano ka mid ah Gobolka Sool. Puntland warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Somaliland dooneyso carqaladeynta maamulka cusub kula jiro dagaalka aragagxisada, waxa ayna Madaxtooyada Puntand cadeysay in aysan […]

Published

on

War saxaafadeed maanta ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa looga hadlay Ciidamada farahabadan ee maalmahan lahadal hayey in Maamulka Soomaaliland ay ku aruurinayaan deegaano ka mid ah Gobolka Sool.

Puntland warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Somaliland dooneyso carqaladeynta maamulka cusub kula jiro dagaalka aragagxisada, waxa ayna Madaxtooyada Puntand cadeysay in aysan u dul qaadan doonin daandaansiga uu wado maamulka Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version