Wararka Soomaalida
Qarax caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho+sawiro
Qaraxan ayaa caawa fiidkii ka dhacay Shaneemo Muqdisho ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaana qaraxa qaybta hoose loogu xiray Gaari yaalay Guri hortiisa. Qaraxan ayaa bur-buriyey Gaarigii lagu xiray manajiraan wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay qaraxaas caawa ka dhacay xaafada Shaneemo Muqdisho ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir sida Wargayska Tusmotimes usheegay […]
Qaraxan ayaa caawa fiidkii ka dhacay Shaneemo Muqdisho ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaana qaraxa qaybta hoose loogu xiray Gaari yaalay Guri hortiisa.
Qaraxan ayaa bur-buriyey Gaarigii lagu xiray manajiraan wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay qaraxaas caawa ka dhacay xaafada Shaneemo Muqdisho ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir sida Wargayska Tusmotimes usheegay mid ka mid ah shacabka degan Degmada Wadajir.
Gaariga qaraxay ayaa noociisa waxaa lagu sheegay inuu yahay nooca yaryarka ah ee raaxada,ilaa hadda lama oga cida iska leh gaarigaas.