Wararka Soomaalida
Qarax ka dhacay Nairobi iyo Faa-faahin ka soo baxaya qaraxaas
Qaraxan ayaa waxaa caawa fiidkii uu ka dhacay Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya xaafad ka xigta dhinaca Waqooyi ee Nairobi. Meesha qarax uu ka dhacay waxaa la yiraahdo Latema Tom waxaa ku dhaawacmay qaraxa hal qof oo ah Askari Booliis Kenyan ah sida uu sheegay Gudoomiyaha Mas,uulka ka ah xaafadaas. ilaa iyo hadda koox sheegatay […]
Qaraxan ayaa waxaa caawa fiidkii uu ka dhacay Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya xaafad ka xigta dhinaca Waqooyi ee Nairobi.
Meesha qarax uu ka dhacay waxaa la yiraahdo Latema Tom waxaa ku dhaawacmay qaraxa hal qof oo ah Askari Booliis Kenyan ah sida uu sheegay Gudoomiyaha Mas,uulka ka ah xaafadaas.
ilaa iyo hadda koox sheegatay majirto qaraxaas.