Wararka Soomaalida
Qarax xooggan sababayna Khasaaro oo ka dhacay Nairobi
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya ayaa sheegaya in Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay. Warku wuxuu sheegayaa in Xarun Ciidan ay tahay meesha Qaraxu uu ka dhacay ka dib markii Gaari wax yaabaha Qarax lalagalay sida ay sheegayaan Wararka uga badan ee ka imaanaya Nairobi. Wixii soo kordha Qaraxaas […]
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya ayaa sheegaya in Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay.
Warku wuxuu sheegayaa in Xarun Ciidan ay tahay meesha Qaraxu uu ka dhacay ka dib markii Gaari wax yaabaha Qarax lalagalay sida ay sheegayaan Wararka uga badan ee ka imaanaya Nairobi.
Wixii soo kordha Qaraxaas ka dhacay Nairobi kala soco Wargayska Tusmotimes insha,allaah.