Wararka Soomaalida

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo ayaa ka kala dhacay agagaarka Warshadda Baastada ee Degmadda Yaaqshid iyo laami yaraha Soobe ee Degmadda Wadajir. Wararka aan ka helayno qaraxa ka dhacay laami yaraha Soobe ee Degmadda wadajir ayaa sheegaya in Qarax loogu xiray Sargaal Ciidamada amaanka ka tirsan waxaana Wararka ay sheegayaan in uu ku dhintay qaraxaas sargaalkii loogu xiray kaasoo […]

Published

on

Qaraxyo ayaa ka kala dhacay agagaarka Warshadda Baastada ee Degmadda Yaaqshid iyo laami yaraha Soobe ee Degmadda Wadajir.

Wararka aan ka helayno qaraxa ka dhacay laami yaraha Soobe ee Degmadda wadajir ayaa sheegaya in Qarax loogu xiray Sargaal Ciidamada amaanka ka tirsan waxaana Wararka ay sheegayaan in uu ku dhintay qaraxaas sargaalkii loogu xiray kaasoo lagu magacaabayey Maxamed Cali.

Qaraxa kale ee ka dhacay agagaarka Warshadda Baastada ee Amisom la,la beegsaday ayaa waxaa la sheegayaa in uu khasaaro ka soo gaaray dad rayid ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version