Wararka Soomaalida

Ra’iisul Wasaaraha oo lahadal hayo in isku shandheynta Golaha Wasiirada uu kubdhawaaqi doono

Waxaa isasoo taraya halal haynta Wararka sheegaya in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre saacadaha nagu soo aadan uu ku dhawaaqi doono isku shandheynta Golahiisa Wasiirada. Waxaa baraha Bulshada ay kuwada xiriiraan la soo galiyey shax ku saabsan sida loo badinayo in ay ku imaankaraan isku shandheymta Golaha Wasiirada. Waxaase idinla wadaagaynaa Warkan in uu yahay […]

Published

on

Waxaa isasoo taraya halal haynta Wararka sheegaya in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre saacadaha nagu soo aadan uu ku dhawaaqi doono isku shandheynta Golahiisa Wasiirada.

Waxaa baraha Bulshada ay kuwada xiriiraan la soo galiyey shax ku saabsan sida loo badinayo in ay ku imaankaraan isku shandheymta Golaha Wasiirada.

Waxaase idinla wadaagaynaa Warkan in uu yahay mid aan lahubin shax ahaanshihiisa laakiin uu yahay mid aad loo hadalhayo.

Waxaa intaas dheer oo aad ogaanaysan majirto wareegto soo baxday oo cadaynaysa warkan xaqiiqadiisa.

Isku-shandheyn Golaha Wasiirada.

Ra’ Wasaare Ku-xigeenka
Xil. Maxamed Cabdi Xayir maareeye

1. Wasiirka Gaashaandhiga
Xil. Xuseen Carab Ciise

1. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
Xil. C/wahab Ugaas Khalif

3. Wasiirka Haweenka
Xil. Fowzia Maxamed Sheekh

4. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
Xil. Khalif Cabdi Cumar

5. Wasiirka Arrimaha Gudaha
C/samed Macalin Maxamuud

6. Wasiirka Amniga
Cabdi Jiinow Calasow

7. Wasiirka Cadaalada
Xuseen Cusmaan Xuseen

8. Wasiirka Tamarya Macdanta iyo Biyaha
Xil. Daahir Amiin Jeesow

10. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka
Xil. Zakariye Xaaji Maxamuud

11. Wasiirka Ganacsiga it Warshadaha
Prof. Xuseen Warsame

Wasiiru Dowlayaal

1. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Amniga
Fahad Yasin Daahir

2. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada
Bishaar Ugaas Ibraahim

3. Wasiiru Dowlaha kaluumeysiga
Xil. C/karim dhalac

4. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dastuurka
Dr. Maxamed Beekoos

5. Wasiiru Dowlaha Xukuumadda & xiriir ka Baarlamanka
C/qaadir Maxamed Nuur Jaamaca

6. Wasiiru Dowlaha Arrimaha bii’adda
Prof. C/laahi sheekh Cali Qaloocow

7. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha
Cabdi-Saciid Muuse

Wasiirka Ku-xigeeno

1. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaarada Diinta
Xil. Xasan jimaale

2. Wasiirka ku-xigeenka Arrimaha Dibadda
Xil. C/Rashid xidig

3. Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka
Xil. Yusuf Xayle

4. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xil. Xuseen Qaasin Yuusuf iidow

5. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda howlaha Guud Xil. C/saabir Shuuriye

6. Wasiirka Ku-xigeenka Ganacsiga
Xil. C/qaadir Carabow Ibraahim

7. Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta & hanuuninta
Dr. Liibaan Aadan Obsiye

Taliyaha Ciidanka Xooggan Dalka
General Maxamed Cali Catoosh

Taliyaha Ciidanka Sirdoonka
General Khalif Axmed Ereg

Guddoomiyaha Gobalka
Banaadir ahna Duqa Muqdisho Amb. Maxamed Cali Nuur Ameriko

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version