Wararka Soomaalida

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo magacaabay Gudi 11 Xubnood ka kooban

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Gudiga dib uraadinta Hantida Qaranka ee ku maqan dalalka caalamka. Gudigaan oo ka kooban 11 xubnood ayaa wada ah kuwo ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda waxayna raadinyaan wixii ka nool ee ka haray Maraakiibtii Soomaaliya iyo Diyaaradihii Soomaaliya. Maraakiibta iyo Diyaaradaha ayaa waxaa wararku […]

Published

on

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Gudiga dib uraadinta Hantida Qaranka ee ku maqan dalalka caalamka.

Gudigaan oo ka kooban 11 xubnood ayaa wada ah kuwo ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda waxayna raadinyaan wixii ka nool ee ka haray Maraakiibtii Soomaaliya iyo Diyaaradihii Soomaaliya.

Maraakiibta iyo Diyaaradaha ayaa waxaa wararku waxay sheegayaan in qaar ka mid ah Maraakiibta Soomaaliya ay yaallaan Dalalka Talyaaniga iyo Yeman.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version