Wararka Soomaalida

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo golaha Baarlamanka ugudibay Xeerka Agaasinka Bangiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ugudbiyey Golaha Baarlamanka federaalka xeerka agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Xasan Cali Khayre ayaa Golaha Baarlamanka ka codsaday  Baarlamanka in ay ansixiyaan Xeerkan ee wax ka bedelka ah ee lagu samaynayo Xeerka agaasimaha bandhiga dhexe ee Soomaaliya xeerkan hor yaalla Golaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa horay […]

Published

on

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ugudbiyey Golaha Baarlamanka federaalka xeerka agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Xasan Cali Khayre ayaa Golaha Baarlamanka ka codsaday  Baarlamanka in ay ansixiyaan Xeerkan ee wax ka bedelka ah ee lagu samaynayo Xeerka agaasimaha bandhiga dhexe ee Soomaaliya

xeerkan hor yaalla Golaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa horay u soo ansixiyey Golaha Wasiirada Soomalaiya

Golaha Baarlamanka ayaa hadda dood adag ka leh arintan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version