Wararka Soomaalida
Roob lagu diirsaday oo ka curtay Gobolka Galgaduud
Roob dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa galabtay ka da’ay Degmada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud xili ay jirtay maalmahaan kulayl aad udaran oo dadka iyo duunyada ay la daala dhacayeen. Roobkan oo ah mid aan sidaas u xooganayn ayaa waxaa ku nafisay Dadka iyo duunyada ku nool deegaanada Gobolka Galgaduud ee galabta uu ka […]
Roob dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa galabtay ka da’ay Degmada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud xili ay jirtay maalmahaan kulayl aad udaran oo dadka iyo duunyada ay la daala dhacayeen.
Roobkan oo ah mid aan sidaas u xooganayn ayaa waxaa ku nafisay Dadka iyo duunyada ku nool deegaanada Gobolka Galgaduud ee galabta uu ka da,ay.
Dalka Soomaaliya guud ahaan ayaa waxaa si aad ah looga sugayaa curashada roobka Gu,ga.
Dhinaca kale mid roobkan la mid ah ayaa ka da,ay Gobolada Bay iyo Bakool sida wararka ay nagu soo gaareen.