Wararka Soomaalida
Safaraada Jabuuti oo maanta xariga laga jaray+sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta siwadajir ah xariga ugu jaray dhismaha Safaaradda Jabuuti ay ku leedahay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Dhismaha Safaaradda ayaa waxay tahay midda labaad ee ugu weyn safaaradaha Jabuuti. tan Koobaad ayaa waxay ku taalaa dalka Turkiga xafladdaas waxaa ka qeyb galey wasiirada iyo Xildhibaanada Jabuuti […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta siwadajir ah xariga ugu jaray dhismaha Safaaradda Jabuuti ay ku leedahay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Dhismaha Safaaradda ayaa waxay tahay midda labaad ee ugu weyn safaaradaha Jabuuti.
tan Koobaad ayaa waxay ku taalaa dalka Turkiga xafladdaas waxaa ka qeyb galey wasiirada iyo Xildhibaanada Jabuuti iyo wasiirada iyo Xildhibaanadan Soomaaliya oo uu kaw ka yahay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.