Wararka Soomaalida

Seddax Musharax oo usoo gudubtay Wareega labaad

Waxaa loo gudbay Codaynta wareega labaad ee Doorashada waxaana wareeggan usoo gudubtay Sedax Musharax oo kala ah 1-Saciid Cabdulaahi Dani 2-General Asad Cusmaan Cabdulaahi 3-Faarax Cali shire waxaana hadda lagu jiraa tirinta Codadka kala saaridda Seddaxdaan Musharax. Waxaa hadda lagu Guda jiraa tirinta codadka Xildhibaanada Puntland.

Published

on

Waxaa loo gudbay Codaynta wareega labaad ee Doorashada waxaana wareeggan usoo gudubtay Sedax Musharax oo kala ah 1-Saciid Cabdulaahi Dani 2-General Asad Cusmaan Cabdulaahi 3-Faarax Cali shire waxaana hadda lagu jiraa tirinta Codadka kala saaridda Seddaxdaan Musharax.

Waxaa hadda lagu Guda jiraa tirinta codadka Xildhibaanada Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version