Wararka Soomaalida
Shil sababay khasaaro nafeed oo ka dhacay Jigjiga daawo sawirada
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Deegaan 15 KM u jira magaaladda Jigjiga oo xiga dhanka tog Wajaale. Labo baabuur ayaa is cayrsanayey siday ay shegeen dad goobtaas joogay, mid askari ayaa saraanaa wuxuuna xabadeynaye baabuurka kale. Haddaba waxaa rogmaday labadii gaari ee iscayrsanaysay, dadka ku dhintay ee ilaa iyo hadda […]
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Deegaan 15 KM u jira magaaladda Jigjiga oo xiga dhanka tog Wajaale.
Labo baabuur ayaa is cayrsanayey siday ay shegeen dad goobtaas joogay, mid askari ayaa saraanaa wuxuuna xabadeynaye baabuurka kale.
Haddaba waxaa rogmaday labadii gaari ee iscayrsanaysay, dadka ku dhintay ee ilaa iyo hadda la xaqiijiyay waa 4 qof uu ku jiro darawalkii mid ka mid ah Gawaaridaas
Waxaa ku dhaawacmay shilkan qaar kale oo ka mid ahaa dadkii saarnaa gawaaridaas. Wixii akhbaar dheeraad ah ee ka soo baxa shilkan iyo sababta keentay in ay labadda gaari is cayrsadaan kala soco Wargeyska Tusmo Times.