Wararka Soomaalida

Shirkadda Youtube oo soo saartay 10 qof ee ka macaashay Youtube

Published

on

Iyadoo 9-kii sano ee la soo dhaafay si xowli ah loogu daatay barnaamijka lacag ka samaynta Shirkadda Youtube ayaa hadda waxay shirkaddaas soo saartay 10 qof ee ugu sareeya malaayiinta qof ee Lacag ka soo saarta Youtube.

Qiimayn ay samaysay shirkadda Youtube sanadkan sii dhamaanaya ee 2019-ka ayaa waxay soo saarta shaqsiyaadka ugu sareeya xagga wax soo saarka ee lacagta ugu badan ka soo xareeyay ciwaanada ay ku leeyihiin shirkadda

10-ka qof ee shirkadda soo xulatay ayaa dhamaan waxay yihiin ajanabi iyadoo dhalinyaro Soomaali ah oo tira ahaan gaaraya in kabadan 500 boqol ay ka mid yihiin dadka ka macaasha Youtube haddana lagu soo darin liiska ka macaashiyaasha shirkadda.

Hoos ka akhri magacyada iyo inta lacag ah ee sanadkan dhamaanaya ay macaasheen Youtube.

Trending

Exit mobile version