Wararka Soomaalida

Shirkii Hogaamiyaasha Maamulada iyo Xisbiyada oo war adag laga soo saaray

Shirkii Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ugu socday Hogaamiyaha Maamulada Puntland,Jubbland,Galmudug iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ah ayaa laga soo saaray War murtiyeedkii ugu adkaa abid. Waxaana Wararkaas looga soo horjeestay markale Dowladda federaalka Soomaaliya. Shirkan ayaa ka dhacay Hotelka Pan Afrika ee magaalada Nairobi waxaana shirka uu ahaa mid udhaxeeyey Xildhibaanada mucaaradka […]

Published

on

Shirkii Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ugu socday Hogaamiyaha Maamulada Puntland,Jubbland,Galmudug iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ah ayaa laga soo saaray War murtiyeedkii ugu adkaa abid.

Waxaana Wararkaas looga soo horjeestay markale Dowladda federaalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa ka dhacay Hotelka Pan Afrika ee magaalada Nairobi waxaana shirka uu ahaa mid udhaxeeyey Xildhibaanada mucaaradka ah Siyaasiyiinta iyo sidoo kale qaar kamid ah hogaamiyaasha Xisbiyada Mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya.

Xubnaha ka qeyb galay shirka waxaa kamid ah  Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Ilays Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Cali,Wasiiro horey uga tirsanaa Xukuumada Kheyre, Taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe, iyo xubno kale.

Hoos ka Akhriso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version