Wararka Soomaalida

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo soo bandhigay hub iyo rag+Sawiro

Taliska guutada 11-aad ee qaybta 43aad ayaa maanta hawlgal ay ka sameeyeen tuulooyin hoos tago jamaame ayaa waxay ciidamada gacanta ku soo dhigeen sadex kamid malayshiyaadka Al shabaab iyagoo ku dhuumaalaysanayay gaadiidka shacabka islamarkaana  damacsanaa in qaraxyo iyo miinooyin ay wadeen ku gudbiyaan. Ciidamada Miletiriga ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan raggan oo ahaa […]

Published

on

Taliska guutada 11-aad ee qaybta 43aad ayaa maanta hawlgal ay ka sameeyeen tuulooyin hoos tago jamaame ayaa waxay ciidamada gacanta ku soo dhigeen sadex kamid malayshiyaadka Al shabaab iyagoo ku dhuumaalaysanayay gaadiidka shacabka islamarkaana  damacsanaa in qaraxyo iyo miinooyin ay wadeen ku gudbiyaan.

Ciidamada Miletiriga ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan raggan oo ahaa kuwo Miinooyinkaas doonayay inay gudbiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version