Wararka Soomaalida

Taliyihii Booliska Soomaaliland oo la sheegay inuu geeriyooday

Published

on

Allaha unaxariistee warar ayaa sheegaya inuu geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliland Sareeye Gaas Cabdullaahi Fadal iimaan oo bilooyinkaamba ku xanuunsanaa Magaalada Hargaysa ee maamulka Soomaalilamd Isbitaal ku yaala

Taliyaha ayaa caawa waxay wararku sheegayaan inuu ugeeriyooday xanuunkii in muddo ah la jiifay maalinta beri ahna loo samayn doono aas Qaran sida ay soo qoreen qaar ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Hargaysa ee Soomaaliland.

Warkan sheegaya inuu geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliland Sareeye Gaas Cabdullaahi Fadal iimaan maxaqiijin karno laakiin waxaa isasoo taraya wararka arinka la xiriira iyadoo dhanka kale weli ka hadlin warkan madaxda maamulka Soomaaliland.

Trending

Exit mobile version