Wararka Soomaalida

Tartan Isboorti laguna xusayey Wariye Cawil Daahir oo Muqdisho lagu qabtay Daawo Sawirada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa galabta Kooxaha Ciyaartoyda ah ee Muqdisho ka dhisan u qabtay Tartan ku badda Cagta ah oo loogu baroor diiqayey Allaha unaxariiste Wariyihii caanka ahaa ee Cawil Daahir Salaad ee ku dhintay qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho dhamaadkii sanadkii hore ee 2018kii. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ENG Cabdiraxmaan Cumar […]

Published

on

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa galabta Kooxaha Ciyaartoyda ah ee Muqdisho ka dhisan u qabtay Tartan ku badda Cagta ah oo loogu baroor diiqayey Allaha unaxariiste Wariyihii caanka ahaa ee Cawil Daahir Salaad ee ku dhintay qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho dhamaadkii sanadkii hore ee 2018kii.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ENG Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa sheegay in Munaasabadan Ciyaarta ku badda cagta ah ay uga tala galeen in ay ugu duceeyaan Wariyhaas qaaliga ahaa ee Cawil Daahir Salaad.

Waxaa uu yiri Gudoomiye Yariisow”Waxaan maanta ka qeyb galay tartan kubadda Cagta oo lagu maamuusayey marxuum Cawil Dahir Salad oo bahda Isboortiga iyo warbaahintu ay aad u jeclaayeen”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version