Somali News
Taxadarka cudurka COVID-19 oo kordhay
Oday ka mid ah dadka ku nool Tuulo kamid ah Soomaaliya ayaa la yimid farsamo cajiib ah oo uu kaga gaashamanayo cudurka faafa ee COVID-19 maadaama cudurkan sida safmarka ah u faafaya ay weeyeelku aad ugu nugul yihiin.
Ninkaas da’da ah ayaa sida sawirka idiinkiiga muuqata farsamadaas uga hortagaya cudurka dilaaga ah ee Coronavirus.