Wararka Soomaalida

Tirinta Codadka oo hadda bilaabatay

Gudiga doorashada Puntland ayaa wada tirinta Codadka ay dhiibteen Golaha Wakiilada Puntland waxaana lagu gudajiraa tirinta Codadka Wareega kowaad. Waxaa wareegan kowaad ka gudbaya Musharaxiinta ugu codadka badan helay. Iyadoo Wareega kowaad,labada iyo seddaxaadba lawada marayo. Waxaa hadda wareega kowaad coddadka ugu badan haysta labada Musharax ee Kala ah General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid […]

Published

on

Gudiga doorashada Puntland ayaa wada tirinta Codadka ay dhiibteen Golaha Wakiilada Puntland waxaana lagu gudajiraa tirinta Codadka Wareega kowaad.

Waxaa wareegan kowaad ka gudbaya Musharaxiinta ugu codadka badan helay.

Iyadoo Wareega kowaad,labada iyo seddaxaadba lawada marayo.

Waxaa hadda wareega kowaad coddadka ugu badan haysta labada Musharax ee Kala ah General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid Cabdulaahi Dani.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version