Wararka Soomaalida

Waa kuma musharaxa qarsoon ee Dowladda uwado Galmudug

Wasiirka arimaha gudaha ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxaa naloo xaqiijiyay inuu musharax uyahay xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyadoo arintan wali soo shaac bixin siweyna loo qarinayo in la ogaado musharaxnimada Wasiirka arimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya. Aqoonyahan naga codsaday in aan adeegsan magaciisa iyo shaqadiisa qaraabo dhawna la,ah wasiir Cabdi Maxamed Sabriye ayaa […]

Published

on

Wasiirka arimaha gudaha ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxaa naloo xaqiijiyay inuu musharax uyahay xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyadoo arintan wali soo shaac bixin siweyna loo qarinayo in la ogaado musharaxnimada Wasiirka arimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya.

Aqoonyahan naga codsaday in aan adeegsan magaciisa iyo shaqadiisa qaraabo dhawna la,ah wasiir Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Wargayska Tusmotimes uxaqiijiyay in Villa Soomaaliya uwado Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Maxamed Sabriye iyadoo waliba soo shaacbixida arintan aad loo ilaalinayo sida uu inoo sheegay aqoonyahankan.

Haddii dhab noqoto xogtan ee ah in Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ka dhigaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxay noqonaysaa musharixii labaad ee Villa Soomaaliya ka amar qaata oo madax ka noqda maamulkii labaad ee Maamulada Soomaaliya ka dhisan ka mid ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version