Wararka Soomaalida

Wafdi ka socda UNka oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xugeenka Soomaaliland Daawo Sawirada

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijka maamul daadejinta dawladaha hoose ee UN-JPLG Mr. Paul Simkin,kulankan ayaa ujeedadiisu ahaa is xogwaraysi ku saabsan heerka uu marayo Mashruuca JPLG iyo sida ay uga faa’idaysteen degmooyinka Maamulka Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland ee maanta Xafiiskiisa ku qaabilay […]

Published

on

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijka maamul daadejinta dawladaha hoose ee UN-JPLG Mr. Paul Simkin,kulankan ayaa ujeedadiisu ahaa is xogwaraysi ku saabsan heerka uu marayo Mashruuca JPLG iyo sida ay uga faa’idaysteen degmooyinka Maamulka Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland ee maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdigan uu horkacayo Sargaalka ugu Sareeya Mashruuca Degmooyinka ee Maamul daadejinta UN,JPLG ayaa uga xog waramay heerka ay degmooyinku marayaan waqtigan iyo sida ay uga faa’ideen mashruucan maamul daadejinta dawladaha hoose oo uu madaxweyne ku xigeenku kormeer ku soo maray dhamaadkii sannadkii tagay ee 2018-kii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version