Wararka Soomaalida

Wafdi ka socday QM oo gaaray Dhuusamareeb+Sawiro

Wafdi ka tirsan QM oo isugu jira madax iyo farsamo yaqaano ayaa maanta gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee xarunta Gobobolka Galgaduud. Wafdigan ayaa Socdaal kooda waxaa la sheegay inuu la xiriiro sahminta goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha QM oo dhawaan si rasmi uga furan doona Magaalada Dhuusamareeb. Ugu danbeyntii wafdiga ayaa waxay xarunta Magadaxtooyada Galmudug […]

Published

on

Wafdi ka tirsan QM oo isugu jira madax iyo farsamo yaqaano ayaa maanta gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee xarunta Gobobolka Galgaduud.

Wafdigan ayaa Socdaal kooda waxaa la sheegay inuu la xiriiro sahminta goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha QM oo dhawaan si rasmi uga furan doona Magaalada Dhuusamareeb.

Ugu danbeyntii wafdiga ayaa waxay xarunta Magadaxtooyada Galmudug kulan isfaham ku idlaaday kula qaateen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele xaaf ka dib kormeer saacado qaatay oo ay ku soobqaateen Dhuusamareeb.

Xubnihii ka socday QM ayaa lagu soo waramayaa in si nabad gelyo ah uga soo amababaxeen Magaalada Dhuusamareeb isla maantaba iyagoo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version