Wararka Soomaalida

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dab xalay qabsaday Suuqa weyn ee Madiina

Suuqa weyn ee Madiina ayaa waxay qabsaday Dab baabi,iyey qaybta Qandalada  saqdii dhexe ee xalay. Dabka ayaa la sheegaya in uu ka bilowday Maqaayad ku dhextaalay qaybta gubatay waxaana Dabkaas uu xalay cagta mariyey qaybo badan oo Suuqa Weyn ee Madiino ah. Dabkan ayaa xalay Suuqa ka kacay saqdii dhexe xili dadku ay seexdeen hasa […]

Published

on

Suuqa weyn ee Madiina ayaa waxay qabsaday Dab baabi,iyey qaybta Qandalada  saqdii dhexe ee xalay.

Dabka ayaa la sheegaya in uu ka bilowday Maqaayad ku dhextaalay qaybta gubatay waxaana Dabkaas uu xalay cagta mariyey qaybo badan oo Suuqa Weyn ee Madiino ah.

Dabkan ayaa xalay Suuqa ka kacay saqdii dhexe xili dadku ay seexdeen hasa yeeshe waxaa Bakhtiijiyey Gawaarida Dab demiska Maamulka Gobolka Banaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version