Wararka Soomaalida

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxii ka dhacay Muqdisho+sawiro

Qaraxii maanta ka dhacay wadada Makah Al Mukarah ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof halka dhaawaca uu gaarayo 25 ruux sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Saraakiisha Caafimaadka ee Muqdisho. Gaari wax yaabaha Qarax lagu soo raray ayaa waxaa Ciidamada amaanka ee muqdisho ay ku joojiyeen inta udhexeysa Hotel weheliye […]

Published

on

Qaraxii maanta ka dhacay wadada Makah Al Mukarah ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof halka dhaawaca uu gaarayo 25 ruux sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Saraakiisha Caafimaadka ee Muqdisho.

Gaari wax yaabaha Qarax lagu soo raray ayaa waxaa Ciidamada amaanka ee muqdisho ay ku joojiyeen inta udhexeysa Hotel weheliye iyo Dabka ee Muqdisho waxaana markii dambe qarxay gaarigaas sida ay sheegayaan Wararka aan helayno.

Qaraxan ayaa waxaa uu yimid ka dib markii Hey,adaha amaanka ee QM dhawaan ay shaaciyeen in Magaalada Muqdisho ay ka dhici doonaan Qaraxyo xooggan.

Waxayna shaqaalahooda jooga Muqdisho ugu digeen in ay iska ilaaliyaan qaraxyadaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version