Wararka Soomaalida
Warar dheeraad ah oo ka soo kordhay Qaraxii Tiyaatarka
qaraxii maanta ka dhacay ka soo horjeedka Tiyaatarka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen 3 qof halka 9 qof ay ku dhaawacmeen. Dhamaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa la sheegay ay yihiin dadka rayidka ah. Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada soo horjeedka Tiyaatarka Qaranka waxaana loo adeegsaday […]
qaraxii maanta ka dhacay ka soo horjeedka Tiyaatarka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen 3 qof halka 9 qof ay ku dhaawacmeen.
Dhamaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa la sheegay ay yihiin dadka rayidka ah.
Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada soo horjeedka Tiyaatarka Qaranka waxaana loo adeegsaday gaari Qarax lagu soo raray.
Goobtan Qaraxa ka dhacay ayaa waxaa laga hayaa howlo dib udayactir ah.