Wararka Soomaalida

Warar dheeraad ah oo laga helayo Qaraxii ka dhacay Maqaayada The Village ee Magaalada Muqdisho

Qaraxii caawa maqribkii ka dhacay Maqaayada The Village ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo baxaya Warar dheeraad ah oo ku saabsan qaraxaas,waxaana wararku ay sheegayaan in 3 qof ay ku dhaawacmeen Qaraxaas Maqaayada. Waxa ka qarxay maqaayada ayaa waxay ahaayeen sida ay inoo sheegeen qaar kamid ah dadka xaafada degan Gaari Nooca Tamashlaynta ah […]

Published

on

Qaraxii caawa maqribkii ka dhacay Maqaayada The Village ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo baxaya Warar dheeraad ah oo ku saabsan qaraxaas,waxaana wararku ay sheegayaan in 3 qof ay ku dhaawacmeen Qaraxaas Maqaayada.

Waxa ka qarxay maqaayada ayaa waxay ahaayeen sida ay inoo sheegeen qaar kamid ah dadka xaafada degan Gaari Nooca Tamashlaynta ah ama raaxada ah oo yaalay ilinka hore ee laga galo maqaayadaas oo qaraxay.

Warka ayaa wuxuu intaas ku darayaa in gaari kale oo loogu qabsi qabo in ay ku jiraan wax yaabaha qarax uu yaalo dhabarka dambe ee Maqaayada.

wixii soo kordha kala soco Wargayska Tusmotimes insha,allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version