Wararka Soomaalida

Wariye Soomaaliyeed BBC ka tirsanayd oo geeriyootay

Published

on

Hanna Yuusuf oo ahayd Gabar soomaaliyeed kana tirsanayd BBC qaybteeda dibadaha lahadashay ayaa maanta geeriyootay ka dib markii xauun deg deg ah ku soo booday.

Hanna Yuusuf ayaa qaabilsanayd website-ka iyo qaybta BBC Television oo soo saare barnaamij ka ahayd waxaana geerideeda xaqiijiyay ehelkeeda iyo maamulka BBC ee ay la shaqaynaysay.

Hanna Yuusuf da’deeda ayaa waxaa lagu sheegay 27 sanjir iyadoo sanado dhowr ah la shaqaynaysa BBC da allaha unaxariisto Hanna Yuusuf.

Trending

Exit mobile version