Wararka Soomaalida

Warshadda Ileys oo Muqdisho keentay wax soo saarkeeda+sawiro

Warshada Ilays ee ku taalada Magaalada Burco ayaa maanta markii ugu horaysay ka soo dejisay wax soosaarkeeda Dekeda Magaalada Muqdisho. Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo mudooyinkii ugu dambeeyey shaqo adag ka hayey in Badeecadaha dalka gudihiisa isaga gooshaya badda laysu marsiiyo isla markaana aan wax Canshuur ah laga qaadin ayaa markii […]

Published

on

Warshada Ilays ee ku taalada Magaalada Burco ayaa maanta markii ugu horaysay ka soo dejisay wax soosaarkeeda Dekeda Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo mudooyinkii ugu dambeeyey shaqo adag ka hayey in Badeecadaha dalka gudihiisa isaga gooshaya badda laysu marsiiyo isla markaana aan wax Canshuur ah laga qaadin ayaa markii ay Badeecadu timaado mid ka mid ah dekedaha dalka ayaa maanta kormeeray oo soo dhoweeyey Badeecaddii ugu horeysay oo ka timid Wershada Saabuunta Burco ee ILAYS isla markaana laga soo dhoofiyey Berbera kana soo degtay Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version