Wararka Soomaalida

Wasiirka Batroolka oo hortagay Golaha Baarlamanka

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Eng Cabdirashiid Xasan Maxamed ayaa maanta xubnaha Baarlamaanka JFS Hortagay Waxaana uu Sharaxaad ka siiyay muhiimadda Hindise Sharciyeedka Batroolka oo Baarlamaanka Horyaala. Wasiir cabdirashiid ayaa ka hadlay arimaha shidaal baarista iyo ahmiyada uu uleeyahay Soomaaliya sidoo kale shirkii ka dhacay LONDON ee sahminta shidaal ee Soomaaliya looga hadlayey. Cabdirashiid […]

Published

on

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Eng Cabdirashiid Xasan Maxamed ayaa maanta xubnaha Baarlamaanka JFS Hortagay Waxaana uu Sharaxaad ka siiyay muhiimadda Hindise Sharciyeedka Batroolka oo Baarlamaanka Horyaala.

Wasiir cabdirashiid ayaa ka hadlay arimaha shidaal baarista iyo ahmiyada uu uleeyahay Soomaaliya sidoo kale shirkii ka dhacay LONDON ee sahminta shidaal ee Soomaaliya looga hadlayey.

Cabdirashiid Xasan Maxamed Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa sheegay in haddii lagu guulaysto arimahaas Soomaaliya uleeyahay qiimo weyn oo wax tarleh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version