Wararka Soomaalida

Waxaa loo gudbay Wareegii Seddaxaad ugana dambeeyey

Waxaa hadda socota cod bixinta Baarlamanka Puntland oo ay u soo gudbeen labada Musharax ee soo gudabtay Wareega ugu dambeeya ayaa kala ah 1-General Asad Cusmaan Cabdulaahi 2-Saciid Cabdulaahi Dani waxayna kala heleen wareegii labaad 30 Cod oo uu helay General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 29 Cod waxaa wareegaas Ku […]

Published

on

Waxaa hadda socota cod bixinta Baarlamanka Puntland oo ay u soo gudbeen labada Musharax ee soo gudabtay Wareega ugu dambeeya ayaa kala ah 1-General Asad Cusmaan Cabdulaahi 2-Saciid Cabdulaahi Dani waxayna kala heleen wareegii labaad 30 Cod oo uu helay General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 29 Cod waxaa wareegaas Ku haray Faarax Cali Shire oo helay Wareegan 7 Cod halka Wareegii kowaad uu haystay 9 Cod.

Hadda waxaa codaynaya Xildhibaanada Puntland waana Wareegii ugu dambeeyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version