Wararka Soomaalida
Xaalada Magaalada Jigjiga oo wali Qasan
Magaalada Jigjiga ayaa wali waxaa ka taagan rabshadihii ka bilowday Ganiisad ku taala deegaan xoogan fogaan ah ujira degmada Jigjiga ee Caasimadda DDS. Koox dhalinyaro Soomaali ah ayaa Dhagaxaan Ku weeraray Gawaari ay saarnaayeen Masiixiyeen itoobiyaan ah oo ku socday dhismaha Kaniisaddaas bilowgii rabshadahana halkaas uu ka aas aasmay. Ka dib waxaa isku dhacay Ciidamada […]
Magaalada Jigjiga ayaa wali waxaa ka taagan rabshadihii ka bilowday Ganiisad ku taala deegaan xoogan fogaan ah ujira degmada Jigjiga ee Caasimadda DDS.
Koox dhalinyaro Soomaali ah ayaa Dhagaxaan Ku weeraray Gawaari ay saarnaayeen Masiixiyeen itoobiyaan ah oo ku socday dhismaha Kaniisaddaas bilowgii rabshadahana halkaas uu ka aas aasmay.
Ka dib waxaa isku dhacay Ciidamada Amxaarada iyo dhalinyarada Soomaalida ah sida aan Wararku ku helnay.
Bandowgii xalay lagu soo rogay Magaaladaas ayaa wali saaran Magaalada Jigjiga waxaa xiran dhamaan xarumaha Ganacsi ee Jigjiga.