Wararka Soomaalida
Xildhibaanadii loo diiday Kenya oo dib u soo laabtay
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib ugu soo laabtay Xildhibaanadii loo diiday in ay galaan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dib markii Kenyaanka ay udiideen inay siiyaan waraaqada dal ku galka ee Visa-ha. Xildhibaanada Soomaalida ah ayaa lagu soo waramayaa in dhamaan dib usoo laabteen iyadoo xalay ku hoyday Jomo Kenyatta Airport. Dowladda kenya oo […]
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib ugu soo laabtay Xildhibaanadii loo diiday in ay galaan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dib markii Kenyaanka ay udiideen inay siiyaan waraaqada dal ku galka ee Visa-ha.
Xildhibaanada Soomaalida ah ayaa lagu soo waramayaa in dhamaan dib usoo laabteen iyadoo xalay ku hoyday Jomo Kenyatta Airport.
Dowladda kenya oo ka hadashaay sababta ugu diiday Xildhibaanada Soomaalida ah inay gudaha ugalaan Nairobi ayaa waxay ku macneeyeen sababo amaan awgeed.